DAAWO VIDEO: Roob xoogan ka da’ay Buuhoodle iyo Deegaanadda ku xeeran, dadkii oo banaanka uga baxay Dan-dan

DAAWO VIDEO: Roob xoogan ka da’ay Buuhoodle iyo Deegaanadda ku xeeran, dadkii oo banaanka uga baxay Dan-dan

daajis.com:- Waxaa magaalada Buuhoodle iyo Guud ahaanba deegaanada ku Xeeran siwayn uga Da’ay Raxmaadka Eebe (Roobab) Kuwaasi oo maansheeyay  deegaano tiro badan, ayna ku diirsadeen Dad iyo duunyaba.


Hadaba magaalada Dan-dan ee Gobolka cayn oo  ku taala Bali Biyo fadhiisin leh ayaa Roobab xoogan oo helay waxay Sababeen inay Biyuhu galaan, Xaafadaha, Dukaamada iyo Masaajida.

Wax khasaare Nafeed ah kama dhalan Roobabkan xoogan ee ka da’ay deegaanka, Sidoo kalana Bulshada ayaa siwayn usoo dhoweeyay Nimcada alle Siiyey, waxayna ka warbixiyey xaaladooda.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada