daajis.com:- Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa si xowli ah ugu soo badanaya Horumar aad u balaaran kuwaas oo isugu jira Ganacsi iyo Dib u dhis dhanka bilicda Magaalada.
Akhristoow ma is dhaheysaa Muqdisho ayaa Ganacsi nuuciisa sidaan ah ka jiraa oo aan horumarka ganacsiga nuucaani ah anan ka jirin wadamo badan oo caalamka ka mid ah.
Hadaba nala daawo muuqaalkani ku tusinaya wax yaabo badan oo aadan ogeyn oo ku soo kordhay horumarka ka socda wadanka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at