Daawo: Shirkii Jaaliyada Galmudug ee MINNESOTA iyo Gudoomiyaha oo Loo doortay Nin kasoo Jeeda Beesha Sade from Kalshaale by ka

Daawo: Shirkii Jaaliyada Galmudug ee MINNESOTA iyo Gudoomiyaha oo Loo doortay Nin kasoo Jeeda Beesha Sade from Kalshaale by ka

daajis.com:- Shacab balaaran oo kasoo jeeda dawlad goboleedka soomaaliyeed ee Galmudug ee ku dhaqan ayaa habeenkii xalay Munaasibad balaadhan ku qabsaday dalka Maraykanka, waxaana halkaasi ka hadlay Masuuliyiin kala duwan.


Jaaliyadda maraykanka ayaa siwayn uga hadlay xaalada Galmudug iyo Qorshahooda ku aadan inay garab istaagaan maamulka Galmudug, waxaana sidoo kale la magacaabay Gudoomiyaha Jaaliyada ee Minnesota, Muwaadin Soomaaliyeed oo kasoo Jeeda Beesha Sade.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada