Ciidamada Nabad Sugidda oo Gaaray Goobo lagu Sheegay Ciidamo Katirsan Al Shabaab (VIDEO)

Ciidamada Nabad Sugidda oo Gaaray Goobo lagu Sheegay Ciidamo Katirsan Al Shabaab (VIDEO)

daajis.com:-  Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta booqday Tuulooyin ku dhow Degmada Afgoogye iyadoo goobahaasi lagu Sheegay inay ku Dhuumaaleysanayaan Ciidamo Katirsan Ururka Al Shabaab.

Tuulooyinka ay maanta Ciidamada Nabad Sugidda howgalka ka fuliyeen ayaa waxaa kamid ahaa Tuulada Oowkooy, iyo Sabya oo labadaba hoostaga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ciidamada ayaa baaritaankani ku soo qabtay Rag looga Shakiyay inay xiriir la leeyihiin Ururka Shabaab iyo Hub.
Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada