daajis.com:- Ciyaartooyda kubadda cagta ee dalka Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya tartanka ay goordhow la yeelanayaan Ciyaartooyda xulka qaaranka ee dalka Niger.
Tartankan ay la yeelanayaan xulka dalka Niger ayaa ah ciyaaraha Is reeb reebka koowaad ee koobka aduunka oo Sanadka 2018-ka lagu qaban doono dalka Ruushka.
Ciyaartooyda u matalaya Xulka qaranka ee dalka Soomaaliya ayaa ka kala yimid Qaaradaha Yurub, Ameerica, iyo Africa, waxayna yihiin Ciyaartooy Heer fiican ka gaaray Kubadda Cagta, iyagoo qaar ka mid ah ay u soo ciyaaray Kooxo Caan ah ee sida dhalinyareda naadiga Manchester United.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:00 and have
, Published at