daajis.com:- Sheeko aan la maleysan karin ayaa ka dhacday garoonka diyaaraddaha Jorge Chavez International Airport ee caasimada dalka Peru ee Lima, kadib markii mid ka mid ah eeyaha wax uriya uu qabtay boorso weyn, taasoo markii danbe booliska ay ka shakiyeen, kadibna waxaa kasoo dhex baxay nin weyn oo la doonayay in garoonka laga dhoofiyo si sharci daro ah.
Arintaan oo ay la yaabeen booliska iyo dadkii garoonka ka duulayay, waxaana la weydiiyay sababta ku kaliftay in uu falkan ku kaco, hase ahaatee booliska ayaa xabsiga dhigay ninka boorsada ku waday iyo kii lagu waday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:00 and have
, Published at