daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Dessalegn oo dib loo doortay markii ugu horeysay soo magacaabay golaha wasiirada xukuumadda Itoobiya, oo ka kooban 30 wasiir.
Hailamarian oo markii uu dhintay Males Zenawi 2012-kii xukuumadda Itoobiya ay isku raaceen in uu sii haayo xilka inta doorasho ka dhacayso ayaa wuxuu ku guuleystay doorashadii dhacday dhawaan, isagoo mudo shan sano ah xilka hayn doona. waxaana wasiirada uu soo magacaabay in badan oo ka tirsan ay horay ugu mid ahaayeen sida Wasiirka arrimaha dibada Dr. Tedros Adhanom.
Magacyada Wasiirrada Cusub ee Xukuumadda Itoobiya:
01. Hailemariam Dessalegn, Ra’iisul Wasaraha Itoobiya
02. Demeke Mekonnen, RW xigeen iyo Wasiirka Xiriirka Arrimaha Bulshada
03. Debretsion Gebremichael, RW xigeen iyo wasiirka isgaarsiinta, tikn. iyo dhaqaalaha
04. Aster Mamo, RW xigeen & wasiirka adeega bulshada, kheyraadka & maamul-wanaaga 05. Siraj Fegessa, Wasiirka Gaashaandhigga
06. Dr. Tedros Adhanom, Wasiirka Arrimaha Dibadda
07. Kassa Teklebirhan, Wasiirka Arrimaha Federaalka
08. Getachew Ambaye, Wasiirka Cadaaladda
09. Abdulaziz Mohammed, Wasiirka Maaliyadda iyo Iskaashiga dhaqaalaha
10. Teferra Deribew, Wasiirka Beeraha iyo Kheyraadka dabiiciga ah
11. Sileshi Getahun, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Xannaanada Xoolaha
12. Ahmed Abitew, Wasiirka Warshadaha
13. Yakob Yala, Wasiirka Ganacsiga
14. Abiy Ahmed, Wasiirka Tiknolojiyadda iyo Sayniska
15. Workneh Gebeyehu, Wasiirka Gaadiidka
16. Mekuria Haile, Wasiirka Guriyeynta iyo Horumarinta Reer Miyiga
17. Ambachew Mekonnen, Wasiirka Dhismaha
18. Motuma Mekassa, Wasiirka Biyaha, Tamarta iyo Waraabka
19. Shiferaw Shigute, Wasiirka Waxbarashada
20. Tolosa Shagi, Wasiirka Macdanta
21. Dr. Kesetebirhan Admassu, Wasiirka Caafimaadka
22. Abdulfetah Abdulahi, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
23. Aisha Mohammed Mussa, Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska
24. Zenebu Tadesse, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Carruurta
25. Dr Shiferaw Teklemariam, Wasiirka Deegaanka iyo Dhirta
26. Redwan Hussien, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha
27. Demitu Hambissa, Wasiirka Howlaha Guud
28. Beker Shale, Agaasimaha, Dakhliga Itoobiya iyo Maamulka Canshuuraha
29. Getachew Reda, Wasiirka Xiriirka Isgaarsiinta Xukuumadda
30. Asmelash Woldesillasie, Hab-dhowraha Xukuumadda
31. Dr Yinager Dessie, Wasiirka Guddiga Doorashooyinka Qaranka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:00 and have
, Published at