Daawo:- Al-shabaab oo soo bandhigtay Gaashaanle sare oo ka tirsan Militeriga DF oo gacantooda galay

Daawo:- Al-shabaab oo soo bandhigtay Gaashaanle sare oo ka tirsan Militeriga DF oo gacantooda galay

daajis.com:- Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gaashaanle sare oo ka tirsanaa Ciidamada Militeriga Somalia oo dhawaan galay gacantooda.

Maleeshiyada ayaa sheegtay in Sargaalkaasi lagu magacaabo Muxammad Xaaji Cali oo la qabtay xilli uu ku sugnaa duleedka degmada Afgooye.

Xiliga la qabanaayay ayaa waxa uu watay gaari Kaarib ah islamarkaana waxa uu maraayay meel duleedka ka ah Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Waxa uu sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Militeriga Somalia darajadiisuna tahay Gaashaanle sare, waxa uuna cadeeyay in sidoo kale uu lasoo shaqeeyay Dowladihii hore laga soo bilaabo Dowladii Maxamed Siyaad barre.

Wuxuu tilmaamay inuu Taliye Ciidan u ahaa ku dhawaad 500 oo askari oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada