daajis.com:- Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo si rasmiya ugu biiray Shirka Maamul goboleedyadda Federalka Somalia isagoo khudbad ka jeediyay casho sharaf lagu qabtay dalka Holland, Ayna ka qayb galeen Wasiiro ka socday Dawlada Federaalka iyo maamulada dalka.
Tani waxeey meesha ka saartay sheegashadii iyo Riwaayadii been abuurka aheyd ee maamulka Somaliland ku qaldi jirtay Qaar kamid ah shacabka dega Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at