daajis.com:- Amisom waxaa ay u baratay oo Caadaysatay in ay wadooyin Qaldan ay marto ayna ku xadgudbaan shacabka ayna gaariga ay marsiyaan sida marar badan ay dhacday ,Balse Maanta waxaa dhacay in ay soo marto wado qaldan waxaan isla markiiba is hortaagay Ciidamada Dawlada ee sida gaarka ah u tababaran Ee Gashaan Ama Alpha Group oo wadada marayay.
Gaarigii Amisom ayaa lagu hor gooyay labo gaari ah waxana loo sheegay in aysan marin wadooyinka qaldan oo shacabka ay isticmalaan canaan badan kadib waa la fasaxay .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at