DAAWO: Ciyaartii Shalay la Ciyaaray ee SOMALIA iyo NIGER (VIDEO)

DAAWO: Ciyaartii Shalay la Ciyaaray ee SOMALIA iyo NIGER (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa shalay galab Magaalada Niamey ee dalka Niger lagu ciyaaray qaybtii labaad ee ciyaartii u dhaxaysay Xulalka ka kubadda cagta ee Somalia iyo kan dalka Niger, ciyaartan oo la xiriirta Isreeb reebka koowaad ee ciyaaraha koobka aduunka oo sanadka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka.

Ciyaartan qaybteedii koowaad ayaa waxaa lagu ciyaaray magaalo madaxda dalka Itoobiya ee Adiss Abeba, iyadoo ciyaaryahanada dalka soomaaliya ay muujiyeen ciyaar wanaag soo jiidasho leh ayaa haddana waxaa looga badiyay 2:0.

xulka-somalia(PLY (1)Kulankii labaad ee ciyaartan ayaa waxaa shalay lagu kulmay garoonka Seyni Kountché ee magaalo madaxda dalka Niger, iyadoo ciyaartani ay ugu danbeyntii ku soo gaba gabowday 4:0, halkaasoo ay gushii ku raacday ciyaartooyda dalka Niger.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada