daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa wuxuu kormeeray Qaar kamid ah Saldhigyada ciidanka ee ku yaal Gaalkacyo.
Madaxwaynaha ayaa ka dhegaystay ciidamada Baahiyada ay qabaan, ee la xidhiidha Hubka, Rasaasta, Gaadiidka, Mushahaarka, Dalacsiinta, Wuxuuna sidoo kale ku la dar-daarmay, Geesimimo, iyo inay ka hortagaan cidkasta oo kasoo Horjeeda Galmudug, Isagoona Soo jeediyey inay Tusaan Dersi iyo wax kulul, Sidoo hadalka u dhigay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 05:00 and have
