Daawo:- C/weli Gaas oo Seddax bil kadib kusoo laabtay Garoowe" Gaas Maxuu Garoowe ku Nacay"!!

Daawo:- C/weli Gaas oo Seddax bil kadib kusoo laabtay Garoowe" Gaas Maxuu Garoowe ku Nacay"!!

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Cali Gaas oo mudo seddax bil ah ka maqnaa magaalada Garoowe ayaa dib ugu soo laabtay, si uu u furo kaldhiga 36-aad ee baarlamaanka Puntland.

C/weli Gaas oo magaalada Gaalkacyo saldhigtay ayaa waxaa uu ka caga jiidayay imaamshaha magaalada Garowe arrimo dhowr ah dartood, waxaana la filayaa in marka uu jeediyo khudbadiisa dastuuriga ah ee golaha wakiilada inuu dib ugu laabto Gaalkacyo.

Dadweyne fara badan oo u badnaa dumar ayaa duleedka magaalada si diiran ugu soo dhoweeyay, kuwaasoo uu mid mid u gacan qaaday.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada