daajis.com:- Qaranka Holland ayaa ka haray tartanka koobka qaramada yurub ka dib guul darro ay kala kulmeen Czech Republic oo uga badisay 3/2
Sedexdaan gool ayaa laba ka mid waxa ay dhasheen qayebtii hore xilli kan sedexaad uu si qaldan isaga dhaliyay Van Persie qeybtii labaad ee ciyaarta gaar ahaan daqiiqadii 63-aad
Van Persie ayaa dadaal ugu jiray in kubad lagu soo laaday gooshooda ka fogeeyo shabaqa balse si la yaab leh ayuu madaxa ugu baasay goolahayaha balse kubadda waa ay xooganeyd waxa ayna ku nasatay shabaqa qarankiisa
Holland in ay soo baxaan waa ay adkeyd waxa ayna uga xerneyd in ay kulankaan badiyaan isla markaana laga badiyo Turkiga balse ma dhicin
Halkaan samiiroonline.com ka daawo goolkaas.FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:44 and have
, Published at