daajis.com:- HAMBALYO Sanad guuradi 46-aad ee Dowladdi Kacaanka Barakeysnaa oo ku aadan maanta, Maalintaas oo ku Wayn dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan inta ah Wadaniyiinta dhabta ah ee neceb Gumeysiga iyo u adeegida Gumeystaha, islamarkaana jecel Xornimada, Midninada iyo Qarannimada Soomaaliyeed.
Taariikhda iyo Waxqabadki Dowladdi Kacaanka Barakaysnaa ee uu Hogaaminayay Allaha u Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare ayaa ah mid aan lasoo Koobi karin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mar labad Waxaan u direynaa Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Hambalyo ku aadan dabaal daga iyo faraxada Sanad guurada 46-aad ee kasoo wareegtay curashadii Dowladdi Kacaanki Barakanysnaa, waxaana leenahay ku dabaal daga sanad walba Farxad, Nabad iyo Horumar waara meel walba oo aad joogtaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at