Daawo: Maleeshiyada maamulka S/land oo weerarkii shalay ka dhacay Boorame Uga Jawaabay dhacdo Arga-gax Badan

Daawo: Maleeshiyada maamulka S/land oo weerarkii shalay ka dhacay Boorame Uga Jawaabay dhacdo Arga-gax Badan

daajis.com:- Maleeshiyada maamulka Somaliland oo ka Jawaabayey Weerarkii ay ciidamada Suldaan Wabar kusoo qaadeen Guriga uu dagan yahay Gudoomiyaha ugu magacaaban Gobolka Awdal Maamulkaasi, ayaa waxay Garoonka Kubbada Cagta ee magaalada Boorama  dileen wiil dhalin yaro ah.


Alle ha naxariistee wiilka dhalin yarada ah ee la dilay ayaa Lagu magacaaba Ducaale Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim, waxaan Da’diisa lagu sheegay inuu Jiray 15-Sano.

Dhinaca kale Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay Xabsiga dhigay waxgarad Tiro badan oo kasoo Jeeda Beesha uu ka dhashay Suldaan Wabar, kadib Weerarkii ka dhacay magaalada Boorame ee Lagu diley laba kamid ah Maleeshiyada Maamulka Somaliland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada