DAAWO: Qaxootiga Soomaalida ee ka Gudba Xadka Mozambique iyo South-Africa (VIDEO)

DAAWO: Qaxootiga Soomaalida ee ka Gudba Xadka Mozambique iyo South-Africa (VIDEO)

daajis.com:- Magaalada Rassano Garcia oo ah magaalo ku taal xadka Dalalka Mozambique iyo South-Africa ayaa ah magaalo ku caan baxday dadka soo galootiga ah ee doonaya inay u gudbaan xadka dhanka dalka South-Africa.

Magaaladan ayaa waxaa ku sugan dhalinyaro isugu jira Soomaali iyo ajaanib kale oo doonaya inay ka gudbaan xadkan labada dal, iyagoo raadinaya nolol dhaanta tan dalalka ay ka yimaadeen.



Qaxootiga Soomalida ee doonaya inay xadkan ka gudbaan ayaa waxaa magaaladan ku dhaca muqalasyo ku jaajgareeya lacago aad u badan, iyadoo mar mar ay lacgahani yihiin 4 ilaa shan jibaar waxa ay dadka kale bixiyaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada