DAAWO: - Rasaastii askarta Somaliland u adeegsadeen taageerayaal qaadayay heesta Soomaaliyey toosoo

DAAWO: - Rasaastii askarta Somaliland u adeegsadeen taageerayaal qaadayay heesta Soomaaliyey toosoo

daajis.com:- Muuqaal ay duubeen kaamirooyin ku sugnaa garoonka ayaa muujinaaya dhimashada Hal wiil taageere ah iyo Seddax kale oo ku dhaawacmaya, kadib markii buuq uu ka dhashay ciyaaraha gobolada Somaliland ay ciidamada rasaas xoog badan u adeegsaday taageerayaasha kooxda Awdal oo rigoore loo dhigay, kuwaasoo ku heesayay heesta “Soomaaliyeey toosoo”.

Ciyaartaasi oo dhex mareysay kooxaha kala mataleyey Awdal iyo Maroodi-Jeex (Hargeysa), waxaana goolka koowaad ku hor martay kooxda Hargeysa, iyadoo kooxda kale ee Awdal loo dhigay rigoore, kadibna taageerayaashii ay farxad la istaageen iyagoo ku heesayay “Soomaaliyeey Toosoo, Toosoo Isku Tiirsada”, kadibna waxaa rasaas ooda ugu ciidamadii amniga ee garoonka ku sugnaa, halkaasoo uu ku dhintay wiil dhalinyaro ah, seddax kalena ay ku dhaawacmeen.



Halkan ka daawo qaabka rasaasta ugu fureen askarta dadka shacabka ee qaadayay heesta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada