DAAWO: Safaarada Cusub ee Turkiga uu Ka Dhisanayo Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

DAAWO: Safaarada Cusub ee Turkiga uu Ka Dhisanayo Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

daajis.com:- Safaarada Cusub ee uu dalka Turkiga ka dhisanayo magaalada Muqdisho ayaa ah mid haatan gabo-gabo ku dhow.

Safaaraddan ayaa waxaa dhismaheeda la bilaabay bilawgii sanadkii hore ee 2014-ka, safaaradda ayaa kutaal aaga dakaddii hore ee magaalada muqdisho, goobtaas oo ka mid ah goobaha ugu quruxda badan ee magaalada Muqdisho.

Hoose ka daawo







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada