daajis.com:- Ciidankii la socday Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Gaas ayaa Maanta wacdaro ka dhigay Magaalada Muqdisho iyagoo xitaa ka yaabsaday Ciidanka Amisom.
Xili Cabdi wali Gaas uu ku wajahnaa Xaruunta Shirka Wadatashiga qaran ayaa waxaa Amaanka Gaas loo xil saaray Ciidanka Amisom hasa ahaatee waxaa arintaas ka hor yimid Ciidankii gaarka ahaa ee la socday Gaas waxaana ay dhigeeyn Wacdaro dhoola tus ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at