Daawo Sawirada ” Vladimir Putin oo tijaabinaya Gaari Casri ah ay soo saartay Shirkad Ruushka laga leeyahay

Daawo Sawirada ” Vladimir Putin oo tijaabinaya Gaari Casri ah ay soo saartay Shirkad Ruushka laga leeyahay

daajis.com:- Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa gacantiisa ku ka xeeyay kuna tijaabiyay gaari casri ah oo ay soo saartay shirkad laga leeyahay dalkaasi oo lagu magacaabo Avto Vas.

Vladimir Putin, ayaa Magaalada Sochi waxa uu ka kaxeeyay gaarigan cusub, isagoona tijaabinayay xawaaraha uu gaarigan kusocon karo iyo sidoo kale qalabyada casriga ah ee ku xiran gaarigan oo nuuciisu yahay Lada Vesta.

Gaarigan casriga ah ayuu ku tagay Madaxweynaha Ruushka xarunta ay leedahay shirkada farsameesay ee Avto Vas, waxaana ruushka ay doonayaan in gawaaridan cusub suuq looga helo caalamka intiisa kale




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada