daajis.com:- War gor dhaw naga soo gaaray xarunta madaxtooyada ayaa noo xaqiijiyay in xilka laga qaaday guddoomiyah gobolka Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Waxaa xilka guddomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho loo magacaabay nin lagu magacaabo Sheikh Yusuf Xuseen Jimcaale oo ka mid ah xisbiga Damul Jadiid. Sheekh Yusuf ayaa u dhashay beesha Abgaal, . sida warka aan ku helnay
Taariikh Nololeedka Sheekh Yusuf ayaan goor dhaw idiin soo gudbin doonaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at