Pep Guardiola gacmaha oo afka saartay lana yaabay go’aanada qaar ee uu gaaro Manual Nuer ciyaar waliba.

Pep Guardiola gacmaha oo afka saartay lana yaabay go’aanada qaar ee uu gaaro Manual Nuer ciyaar waliba.

daajis.com:-  Tababarihii hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa xaqiijiyey inuu la yaabay go’aanada qaar uu gaaro goolhaaye Manual Nuer oo ah inuu shabaqiisa kasoo baxo si uu u daafaco kubada isaga kusoo wajahan waxaana uu sheegay inay taasi keentay in goolka koowaad looga dhaliyo ciyaartii Emairates.

Qaladaad uu xaley sameeyey Nuer ayaa ogaatay laacibii,com in Arsenal ka saaciday inay hesho seddexdeeda dhibcood ee ugu horeeysey kulamada Champions League iyadoo la joogay Emarates.

Waa caado uu leeyahay goolhayaahaan reer Jarmal inuu raadsado kuabdaha waxaana uu u badanyahay taakalada ama jalaafooyinka , taasi oo uu badi ku guuleeysto.

Guardiola ayaa ka qaylayey caadadaa waxaana uu sheegay inay yihiin wax uu la yaabay go’aanada Nuer balse kama xuma isaga sababtoo ah waxaa uu sheegay inay waxaan kubad yihiin.

”Qeeybta hore ee ciyaarta waxaa uu sameeyey badbaadin fiican,” Pep ayaa sidaa u sheegay saxaafada.

”Nolosheeyda waligeey ma arkin ciyaaryahan qaata go’aanada isaga uu gaaro hadii ay saxsanyihiin amaba ay qaldanyihiin, midaasina nama qasaariso sababtoo ah Manuel Neuer ayaa ugu wacan.

”Tani waa kubada cagta waxaana uu ku qaata isaga go’aan xaaladaasi oo kale, waa intaas oo kaliya.”

Inkastoo laga adkaaday hada kooxda Bavarians ayaa wali hogaamineysa guruubka F, waxaana ay leedahay lix dhibcood, waxaana ay sugidoonaan in November ay Allianz Arena kusoo dhaweeyaa kooxda Gunners.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada