Soomaalida Dalka SWEDEN oo Ka Banaanbaxay Dilka Wiilkii Soomaaliga ahaa (VIDEO)

Soomaalida Dalka SWEDEN oo Ka Banaanbaxay Dilka Wiilkii Soomaaliga ahaa (VIDEO)

daajis.com:- Soomaalida iyo Ajaanibta kale ee ku nool magaalada Trollhattan ee dalka Sweden ayaa isugu soo baxay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Weerarkii uu fuliyay Wiilkii cadaanka ahaa ee Seefta ku dilay macalinkii Ciraaqiga ahaa iyo wiilkii Soomaaliga.

Banaanbaxan ayaa waxaa isugu soo baxay dad aad u farabadan, iyadoo markiiii danbe uu Banaanbuxu si degen uu ku soo dhamaaday.


Wiilkii cadaanka ahaa ee weerarkan gaystay ayaa la sheegay inuu aad u necbaa dadka soogalootiga ah ee ku soo qul qulaya dalka SWEDEN.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada