Tartanka Ciyaaraha Kubadda Gacanta oo Si Habsami leh uga Socda Muqdisho (VIDEO)

Tartanka Ciyaaraha Kubadda Gacanta oo Si Habsami leh uga Socda Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Ciyaaraha kubadda gacanta ayaa noqday kuwa aad looga xiiseeyo magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo uu hadda tatankii naadiyada kubadda gacanta uu si habsami leh uu uga socdo Garoonka kubadda koloyga ee Aadan Xaashi Yabaroow (WIISH).

Kulanka ciyaartan ayaa waxaa isaga horyimid naadiyada Heegan iyo Horseed oo ka kala Socda Ciidamada Booliska iyo kuwa Horseed oo ka socda Ciidamada Militeriga ama Xooga Dalka Soomaaliyeed.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada