daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa billaabay daandaansi dagaal oo Galmudug ah, ka dib markii ay ku dhawaaqeen hadallo caro gelinaya Galmudug State.
Qoraal kasoo baxay Puntland ayaa waxaa deegaanadooda looga mamnuucay inay tagto diyaaradii dhawaan gaartay Koonfurta Gaalgacyo, laguna furay Garoonka caalamiga ah ee Galmudug ku yeelanayo Gaalkacyo.
Hadaba taasi ayaa waxay keentay qalqal hor leh, waxay ka dhigan tahay in weli ay ka madax adeegtay aqoonsiga Galmudug State, waxaana laga yaabaa diidmada diyaaradda in ficilo kale ay ku xigaan.
Puntland ayaa inta badan ku hadasha hadallo u muuqdo kuwo colaad kicin kara, xilli C/weli Gaas uu ku sugan yahay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Mudug.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:39 and have

