Turki iyo Kurdiyiin oo Dhagaha isaga tumay Magaalada Frankfurt (VIDEO)

Turki iyo Kurdiyiin oo Dhagaha isaga tumay Magaalada Frankfurt (VIDEO)

daajis.com:- Banaan baxayaal kurdiyiin ah oo u banaan baxayay inay Kurdisan noqoto dal madax banaan ayaa waxay gudaha magaalada Frankfurt isaga horyimaadeen dhalinyaro Turki ah oo ka soo horjeeday Mudaaharaadkooda.

Booliska magaalada Frankfurt ayaa isku dayay inuu kala dhex galo labadan kooxood, iyadoo kooxahani markii danbe isku heleeleen gudaha magaaladaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada