daajis.com:- Axmed Ciise Cawad, Safiirka Somalia ee dalka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in dib loo furay 24 Sano kadib Safaaradii Somalia ee Magaalada Washington.
Dib u howlgelinta Safaaradda Somalia ee Washington ayaa waxay Albaabada u furaysaa Xiriirka Labada dalka {Mareykanka & Somalia) oo Hakad ku jiray tan iyo Burburkii Dowladda Dhexe ee dalka.
Mareykanka ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya January 2013, kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Aqalka Cad kula kulmay Barack Obama.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at