Amin Arts oo sawir ka sameeyay isku shaandeynta Wasiirada Soomaaliya

Amin Arts oo sawir ka sameeyay isku shaandeynta Wasiirada Soomaaliya

daajis.com:- Kartoonkaani ayaa kusoo aadaya xili warbaahinta maxaliga ah ay si aad u hadal heyso Isku shaandheynta la filaayo in lagu sameeyo Golaha wasiirada Xukuumada Raisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali.

Muuqaal ahaan Kartoonkaani ayaa iftiiminaaya in isfahan la’aan yar uu ka taagan yahay qaabka loo xulaayo Xukuumada cusub.

Kartoonka ayaa lagu soo qaatay Raisul wasaare cumar oo gacanta ka dabataagaya warqad laga hoos qaaday xili uu isku dabaridaayay magacyada xubnaha la bedelaayo iyo kuwa lagu soo kordhinaayo Xukuumada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada