Canada: Soomaali loo soo qabtay fal dil ah

Canada: Soomaali loo soo qabtay fal dil ah

daajis.com:- Booliska dalka Canada, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin Somali ah oo lagu magacaabo Sacad Osman, kaasi oo la sheegay inuu yahay Eedeysanihii 3-aad ee loo xiro nin bartamihii bishii September lagu gubay gaari dhexdiisa.

Sacad Osman oo 29 jir ah ayaa laga so oqabtay magaalladda Surrey, waxaana maanta lagu soo celiyey magaalladda Kalagari, si loogu soo oogo fal-dembiyeedka heerka labaad ee dilka.

Eedeysanaha ayaa la sheegay in la soo taagi doono Maxkamadda Heerka Gobalka bisha soo socota ee December 10-da.

Dhinaca kale, Boliska waxay magaca Ninka la dilay ku sheegeen in la oran jirey Mohammed Saqiib, kaasi oo oo ka soo jeeda dalalka Asia.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada