Daawo;- Sawir laga xanaaqay oo laga sameeyey Madaxweynayaasha Turky iyo Ruuskhka

Daawo;- Sawir laga xanaaqay oo laga sameeyey Madaxweynayaasha Turky iyo Ruuskhka

daajis.com:- Sawirkaani laga sameeyay Madaxweynayaasha Turki iyo Ruushka ayaa waxa uu noqday midka ugu hadal heynta badan xiligaani caalamka.

Sawirkaani oo lagu soo qaatay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo qori ku eryanaaya Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo maalmahaani danbe uu kala dhexeeyay Khilaaf Siyaasadeed.

Sawirkaani soo bandhigidiisa ayaa kusoo aadaya xili Dowlada Ruushka ay aad uga careysan tahay diyaaradii looga soo riday xadka kala qeybiya Turkiga iyo Syria.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada