Ciidamada Amisom oo ka farxiyay shacabka ku dhaqan Diinsoor (Sawirro)

Ciidamada Amisom oo ka farxiyay shacabka ku dhaqan Diinsoor (Sawirro)

daajis.com:- Saraakiisha Ciidamada Amisom ee ka howlgasha Degmada Diinsoor ee gobolka Bay, ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay shacabka dhiban ee ku nool degmadaasi.

Saraakiisha deeqda bixisay ayaa waxaa horkacaayay Gen. Nakibus Lakara oo ah Abaanduule-xigeenka ciidamada AMISOM iyo Saraakiil kale oo isaga ku wehlineysay gargaarkaasi.

Raashiinka ayaa waxaa la gaarsiiyay ilaa dhowr qoys oo la orankaro baahiyo gaar ah ayay u qabeen Deeqda raashiinka ah.

Deeqda ayaa waxaa kamid ahaa Bur, Sonkor, Bariis, Saliid iyo bustooyin dhaxanta laga galo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada