Dowladda oo Lacag Dul dhigatay Ajaanib Dalka si Sharcidaro ah ku joogay (VIDEO)

Dowladda oo Lacag Dul dhigatay Ajaanib Dalka si Sharcidaro ah ku joogay (VIDEO)

daajis.com:- Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku riday 27 qof oo u dhashay dalka Kenya, kuwaasi oo lagu eedeayay inay dalka si aan sharci aheyn ku joogey.

Dadkaan ayaa maalintii Tallaadadii la soo taagay maxkamada Gobolka Banaadir, iyadoo maanta lagu balamay in maxkamada Kiiskaan ay go’aan rasmi ah ka gaarto.


Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur ayaa ku dhawaaqay xukunka maxkamada Gobolka Banaadir ay ku riday ajanibtaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada