daajis.com:- Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan, ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka ay toogasho ku dileen sarkaal xil muhiim ah ka haayay ururka Al-shabaab.
Wararku waxay sheegayaan in sarkaalkaan uu al-shabaab u qaabilsanaa dhinaca aruurinta sakawaadka.
Gudoomiye ku xigeenka siyaasada iyo amniga Maxamed C/laahi Ibraahim, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dilka sarkaalkaan, kaasoo saakay lagu dilay howlgal ka dhacay xaafada Halgan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:30 and have

