Daawo: Nin looga Shakisan yahay inuu yahay Sarkaal oo Burco Looga duubay VIDEO iyo Waxa dhacay markuu arkay

Daawo: Nin looga Shakisan yahay inuu yahay Sarkaal oo Burco Looga duubay VIDEO iyo Waxa dhacay markuu arkay

daajis.com:- Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa Muuqaal looga duubay Nin looga shaki sanyahay inuu ka tirsan yahay Saraakiisha wax basaasa ee dalka Ethopia.


Ninkaan oo magaalada ku jooga qaab ganacsi ahaan, ayaa waxaa CAMERA la daba galay Wariye ka howl-gala magaalada Burco, Waxayna taasi keentay inuu Diido in wejigiisa ay qabato, Isagoona ugu danbayntii Cararay, Sidoo kale waxaa sheki wayn laga muujiyey Qaab dhismeedka Jidkiisa oo Tababar xoogan uu ka muuqday. DAAWO WAXA DHACAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada