Cunug aan Maskax Lahay oo Ku Dhashay Magaaladsa Boorama (VIDEO)

Cunug aan Maskax Lahay oo Ku Dhashay Magaaladsa Boorama (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa magaalada Borama ee Gobolka Awdal ku dhashay ilmo yar oo aan lahayn suuradda dadka bini’aadamka, isago oo cunugani uusan lahayn madaxa dhiniciisa sare.

Wiilkan yar ayaa la sheegay inuu geeriyooday, waqti yar kadib markii uu dhashay, isagoo dhaqaatiirtii isbitaalka ay aad ula yaabeen ilmahani yar.

Dalka Soomaaliya ayaan ku badnayn inay ka dhacaan mucjisooyinkan oo kale, iyadoo caalamka intiisa kale lagu arko ilmo sidan oo kale ku dhasho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada