daajis.com:- Dowladda Dalka Eritrea ayaa ku soo biirtay Dagaalka ay wadaan Xulufada ka soo horjeeda Jabhadda Xutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen.
Eritrea ayaa waxa ay go’aansatay inay Ciidamadeeda u dirto dalka Yemen, iyadoo Eritrea aysan ahay dalka kaliya ee Afrikaanka ah ee Ciidamo u diraya dalkaasi.
Dalka Soomaaliya ayaa horey ugu dhawaaqay inay Dakadaheeda iyo Hawadeeda ay u fasaxday inay isticmaali karaan Xulufada uu hogaaminayo Dalka Sacuudiga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have

