daajis.com:- Daawadayaasha ku xidan Shabakada Kalshaale , Waxaanu halkan diinu soo gudbinaynaa muuqaal muujinaya Duruufo adag oo laga diyaariyay dadka dan yarta ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo ah kii Sadexaad ee Laba Tobodobaad gueheed laga diyaariyo gudaha magaalada Laascaanood ayaa diirada lagu saaray noloshada dadka Danyarta iyo dadka la Hayb sooco , iyadoo barnaamijka ay qayb ka ahaayeen Xirfadlayaashada KABATOLOYAASHA.
Barnaamijkan waxaa daadihinaya Wariye Hibaaq Iidle Maxamed , oo ka mida warfidiyeenada ka ha haw gala gobolka Sool .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:00 and have
