Daawo:- Barnaamijkii ugu xiisaha Badnaa Liban Show ” Safiyo Tusmo”

Daawo:- Barnaamijkii ugu xiisaha Badnaa Liban Show ” Safiyo Tusmo”

daajis.com:- Barnaamijkani ayaa waxaa igu marti ah Fanaanada abwaanada qaaliga ah ee Safiyo Tusmo inagoo ka wareysanay taariikhda soo jireenka ah ee Fankeena Soomaaliya heestii ugu horeeysay oo la qaaday iyo weliba taariikhdeeda iyo gabayadeeda.

Waana hubaa in aad ka heli doontaa barnaamijkani oo gebi ahaan aad u xiiso badan isla markaana aad u soo dhawaan doonto Computerka aad ka daawanayso.

halkani ka daawo Liibaan Show

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada