MUUQAAL wasiir Odowaa oo ay talo ku Xuntahay iyo arrin si lama filaan ah ugu soo baxday Iyo dabagalka Universal Tv

MUUQAAL wasiir Odowaa oo ay talo ku Xuntahay iyo arrin si lama filaan ah ugu soo baxday Iyo dabagalka Universal Tv

daajis.com:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Muddulood ayaa ka soo horjeestay warqadii ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha, kaasoo lagu magacaabay xubnaha Guddiga farsamada maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Dadka bannaan baxayay ayaa gubay sawirada Wasiir Odowaa, iyo iyagoo markaa ku dhawaaqayay hal kudhigyo ka dhan ah wasiirka iyo dowladda Federaalka ah. Isla Maanta ayaa waxaa iyana dhacay kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen illaa afar boqol xubnood oo ahaa waxgarad, culumaa’udiin, siyaasiyiin, haween, aqoonyahano iyo dhalinyaro ayaa waxay ku qaadaceen habkii wax loo qeybiyay Guddiga farsamada, kuna tilmaamay mid aan la aqbaleyn.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada