Video: Dad ay haween ku jiraan oo laga Dejinayo Dabaqa 2-aad ee Hotel Saxafi Iyo Sheekh Nuur oo ka sheekaynaya..

Video: Dad ay haween ku jiraan oo laga Dejinayo Dabaqa 2-aad ee Hotel Saxafi Iyo Sheekh Nuur oo ka sheekaynaya..

daajis.com:- Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah culumada Soomaaliyeed kana mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyay weerarkii saaka Alshabaab kusoo qaadeen dhismaha Hotel Saxafi ayaa ka sheekeeyay waxyaabihii yaabka badnaa ee uu la kulmay saaka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Sheikh Nuur, ayaa sheegay in markii qaraxa koowaad uu dhacayay ku sugnaa qolka uuka degen yahay hotelka Saxafi, islamarkaana wuxuu sheegay inuusan ka dhex bixin qolkiisa, wuxuuna sheegay in qolka uu ka deganaa uu si caadi ah kaga maqlayay hadalada ay ku sheekeysanayeen dadkii weerarka ka geystay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada