DAAWO: Duuliye Raash ah oo xog qarsooneed shaaciyay

DAAWO: Duuliye Raash ah oo xog qarsooneed shaaciyay

daajis.com:- Duuliyihii Ruushka ee laga soo badbaadiyay diyaaradii dagaal ee uu waday ayna soo rideen diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ayaa wareysi uu siiyay Telefishanka Russia One, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay shilkii ku dhacday diyaaradii ay wadeen iyo sidii ay wax u dhaceen.

Wuxuu sheegay duuliyaha in dherer ah 6000 mitir ay ku duulayeen hawadana ay fiicneyd, wuxuuna intaasi ku daray in wax waliba ay caadi ahaayeen ilaa gantaal lala beegsaday diyaaradoodii, wuxuu caddeeyay inuusan jirin haba yaraatee digniin la siiyay nooc kastoo ay ahaato.

Kor ka daawo wareysiga oo af Ruush lagu qaaday laguna tarjumayo Af carabi.
Dhinaca kale Ciidamada Milateriga Turkiga ayaa baahiyay cod la duubay oo ay sheegeen inuu ahaa digniintii la siiyay diyaarada dagaalka Raashiya ee la soo riday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada