Daawo:- Qaxooti laga xiray Xuduudaha Yurub oo Afka iska tolay

Daawo:- Qaxooti laga xiray Xuduudaha Yurub oo Afka iska tolay

daajis.com:- Qaxooti ka soo jeeda dalalka Siiriya , Ciraaq iyo Iiraan ayaa waxaa la sheegay inay cuntada ka soomeen ka dibna si xun Afka cirbad iskaga toleen ka dib markii lagu celiyay xuduudaha dalalka Giriiga iyo Masdonia .

Qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa xirtay xuduudahooda ka dib Qaraxyadii lagu qaaday magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska halkaasoo ragii Qarxiyay ay qaarkood ku soo galeen dalalka Yurub Qaxooti ahaan waliba ay soo dirsatay kooxda Daacish .

Dadka afka cirbada iskaga tolay ayaa waxeey u badan yihiin Qaxooti ka soo jeeda dalka Iiraan kuwaas oo sheegay in la dili doono hadii lagu celiyo wadanka Iiraan waxaana jira Qaxooti kale oo iyana afka Cirbad iskaga tolay kana soo haajiray wadamada Ciraaq iyo Siiriya .







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada