Daawo:- Haween ka tirsan booliska oo loo tababaray ka hortaga kufsiga dumarka

Daawo:- Haween ka tirsan booliska oo loo tababaray ka hortaga kufsiga dumarka

daajis.com:- Magaalada Muqdisho waxaa tababar loogu soo gabagabeeyay xubno booliska ka tirsan oo u badan dumar, kuwaas oo loo diyaariyay la tacaalida dambiyada ku lugta leh xagga jinsiga, gaar ahaan kufsiga lagula kaco haweenka oo Soomaaliya ku badnaa sanadihii ay colaada ku jirtay.

Xubnaha la tababaray oo gaarayay afartan ayaa labaatan iyo todobo ka mid ah waxa ay ahayeen haween ka tirsan ciidanka booliska.





Add caption




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada