daajis.com:- Waxaa maanta dhacdo la yaab leh ay ka dhacday deegaanka Beitar Illit ee duleedka magaalada Jerusalem halkaas oo haweeney falestiini ah ay ku mindiyeysay askari Yuhuud ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhacdadan aya qeyb ka ah kacdoon mindiyeed ee ay baryahanba wadeen faletiiniyiinta, Waxayna noqotay mid siwayn isuu jiiday Indhaha caalamka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:30 and have
