daajis.com:- Dadka soomaaliyeed ugu qanaacada badan waxay ku nool yihiin labada webi inta u dhexayso, islaantan waa reer afgooye beer bay falataa waxay sheegaysaa inay ku qanacsan tahay nolosheeda, dad badan iyada la mid ah waxay ku dhintaan badda iyagoo u tahriibaya dalalka reer galbeedka, waxaad ogaataa dadka soomaali kharibay inay yihiin dadka geel dhaqatada ah oo ka yimid meelaha fogfog, daawo muuqalka waraysiga naagta laga soo qaaday
Hoos ka daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:30 and have
