Daawo La Yaabka: 68 jir awoowe ah oo lugahiisa dhinac walba u leexinaya

Daawo La Yaabka: 68 jir awoowe ah oo lugahiisa dhinac walba u leexinaya

daajis.com:- Da’da uu jiro iyo jimicsiga waalan ee uu sameynayo ayaa is laheyn, lugahiisa ayuu dhinac walba u leexinayaa oo garkiisa iyo calaacasha cagta isku qabanaa, waana arin lala yaabo oo aysan jirin cid ilaa weli la arkay oo sameynaysa sidaan.

Mbah Bejan is 68- jir Indonesian ah, wuxuuna awoowe u yahay 16 ruux oo uu dhalay iyo wixii ay sii dhaleen.

Laakiin arinta la yaabka leh ayaa ah, sida ay ku suuragashay in lugtiisa qeybta jilibka ka laabanta oo uu dhinac walba uu u wareejinaayo, waxaana is leedahay lafi kuma jirto.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada