DAAWO: La Yaabka Magaalada DUBAI Iyo Waraysi xiiso leh Maryan Mursal..

DAAWO: La Yaabka Magaalada DUBAI Iyo Waraysi xiiso leh Maryan Mursal..

daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Caweyska Washington, Waxaana Barnaamijka lagu soo qaatay qaar kamid ah waxyaabaha yaabka leh ee loogu tago magaalada DUBAI oo ay ka mid yihiin Gaadiid dahab ka samaysan, Duurjoog guryaha lagu soo xaraystay, Sheekooyin kaa yaabin doona iyo waxa aad kala Kulmayso Hoteelada.

Sidoo kale Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Waraysi Xiiso badan oo ay bixisay Fanaanada Soomaaliyeed ee Maryan Mursal Ciise oo marti ku ah Barnaamijka Cawayska, waxaana soo Jeedinaysa Caasho Cuud.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada