daajis.com:- Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Qaranka Tuuryare ayaa si cad ugu fashilmay Howlaha amaanka ee kaga aadanaa magaalada Muqdisho.
Tuuryare ayaa wakhtigiisa tan iyo markii xilkaasi loo magacaabay ku lumiyay Safaro, ku mashquulida shacabka aan waxbagalabsan, Idaacadaha iyo arrimo kale oo aan isaga khuseyn.
Waxa uu 24 saac ku jiraa safar aan hakat galin xili magaalada Muqdisho ay marti galineyso Qaraxyo iyo weeraro aan wali horay uga dhicin dalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 03:00 and have

