Daawo Sawirrada: Tuug caan ah oo ku fadeexoobay magaalada London

Daawo Sawirrada: Tuug caan ah oo ku fadeexoobay magaalada London

daajis.com:- Mid ka mid ah Tuugada ugu caansan magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa waxaa qabsatay ceeb iyo fadeexo weeyn ka dib markii uu isku dayay dhaca gaari qaali ah balse ay ka raacday lama filaan .

Tuugaan oo lagu sheegay (profi thief) , Tuugii qabiirka ahaa , ayaa maalin cad waxa uu dusha sare ka galay oo shiraaca midi kaga jaray gaari qaali ah oo nuuciisa lagu sheegay Porsche 911 .

Gaarigaan oo lahaa gambaleelka qeeylada ee looga hor tago dhaca tuugada ayaa qeeylo-dhaan bilaabay waxaana goobtii iskaga baxsaday Tuugii weerarka soo qaaday in kastoo iminka booliiska dalka Ingiriiska ay sawiradiisa meel kasta ku soo bandhigeen, baadi goob adagna ugu jiraan .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada